C/raxmaan C/shakuur oo Saddex qodob ku soo koobay sababta ay u sii jiraan Al-Shabaab

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa ka hadlay sababta keentay iney sii jiraan Al-shabaab, isla markaana sii wadaan gumaadka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ayuu ku sheegay sadex qodob oo sabab u ah iney sii jiraan Al-shabaab iyo sida ugu haboon ee … Continue reading C/raxmaan C/shakuur oo Saddex qodob ku soo koobay sababta ay u sii jiraan Al-Shabaab